Nin madoow Mareykan ah 40 sano ku xernaa xabsi ku yaallo gobolka Ohio ee dalka Mareykanka ayaa gadaal laga ogaaday inuu wax dambi ah galin oo uu yahay shaqsi barii ah oo lagu eedeeyay inuu qof dilay taasoo aheyd mid qalad ah oo gardarro loogu hayay xabsiga intaas sanadood.
http://jubbalandnews.net/wp-content/uploads/2016/09/MAXBUUS.html
No comments:
Post a Comment